waxbarashada semester ka 2 aad ee sanad dugsiyeedka 2018-2019 ayaa furmaya malinta sabtiga taarikhada ay ku beegan tahay 15/feb/2019. dhamman ardayda jamacaddda al-hilaal waxaa laga codsanayaa inay soo xaadiraan fasalada....