Gudomiyaha Jamacadda Alhilaal oo booqday dalka sudan

Gudoomiyaha Jaamacada AlHilal oo waayahan howlo shaqo u joogay dalka suudaan ayaa wuxuu booqaday dhowr jamacadood oo ay kamid tahay #جامعةالسودان للعلوم والتكنولوجيا.
Labada Jaamacadood waxay wada saxiixdeen Heshiis wada shaqayn iyo Iskaashi.
Heshiiska waxaa Saxiixay Labda Gudoomiye
Prof :#Ibraahim Sheikh Abdulwahid Iyo
Prof: #Raashid Axmed.

 

No Comments Yet.

Leave a reply