graduation ceremony

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Al Hilal waxaa lagu qabtay Xaflad lagu maamuuseyay Qalin jebinta Dufcadii 1aad iyo 2aad ee arday  ka qalin jebisay Diploma of Midwifery.

Arday manta qalin jebisay tira ahaan waxay gaareyaaan 93 Arday oo dhamaysatay Tabarbar Umulisinimo oo socday Mudo Sanad ah.

Dhamaan Ardayda Maanta xaflada loo qabtay waxaan u rajeyneynaa Guul iyo Horumar Inshaa alaah

Comments are closed.