ALHILAL UNIVERSITY MEMBER ASSOCIATION OF SOMALI UNIVERSITY

Jaamacadu waxay xiriir iskaashi la leedahay jaamacadda dalka ku yaala intooda badan.
Jaamacadda Al Hilal waxay dalka ka suura gelisay barnaamij daraasaad sare oo isugu jira Diplom, Master iyo PhD.
Jaamacada waxay hiigsaneysaa Himilooyin fog, waxayna qayb adag ka qaadan doontaa dhismaha hay’adaha waxbarashada Dalka soomaaliya

14079851_1773120706306352_4272075614270910947_n
14054991_1773128426305580_7066123244272504567_n

 

Comments are closed.